citizen corps

Post on 05-Feb-2016

38 Views

Category:

Documents

0 Downloads

Preview:

Click to see full reader

DESCRIPTION

Citizen Corps. Citizen Corps aagagga ay culayska saarto: Dembi Musiibooyinka dabiiciga ah Argaggixisannimo. Himilooyinka Cutubka. Qeex argaggixisannimo. Garo bartilmaameedyada suuraggalka ah ee bulshada ku dhex yaal. Garo hannaanka hawlgalka CERT ee fal argaggixisannimo. - PowerPoint PPT Presentation

TRANSCRIPT

Visual 8.1

Citizen Corps

Citizen Corps aagagga ay culayska saarto: Dembi Musiibooyinka dabiiciga ah Argaggixisannimo

Visual 8.2

Himilooyinka Cutubka

Qeex argaggixisannimo. Garo bartilmaameedyada suuraggalka ah ee

bulshada ku dhex yaal. Garo hannaanka hawlgalka CERT ee fal

argaggixisannimo. Qeex tallaabooyinka la qaado ka dib wax loo

maleeyey fal argaggixiso.

Visual 8.3

Waa maxay Argaggixisannimo?

Isticmaalidda xoogga ee sharci darrada ah ee ay koox ama shaqsi kula kacaan dadka ama hantida si ay u

cabsiiyaan ama u khasbaan dawlad, dadka shacabka ah ama waax ka mid ah, iyadoo dan

siyaasadeed la horumarinayo.

--U.S. Department of Justice

(Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka)

Visual 8.4

Yoolalka Argaggixisada

Khasaare aad u badan Lumidda khayraadka muhiimka ah Khash-khashidda adeegyada nooliga ah Khash-khashidda dhaqaalaha Cabsi xooggan oo dadka ama bulshada ah

Visual 8.5

Hubka Argaggixisada

Baayoloji Nukliyeer Ololi kara Kimiko Qarax keeni kara

Visual 8.6

Hubka Baayolojiga

Bartilmaameedka: Dadka, xayawaanka, dalagga Sida loogu waxyeelloobo: Neefsi, cunid, nuugid

Sideyaasha: Wuxuu qaadan karaa beryo ama isbuucyo si loo

ogaado. Wuxuu ku faafi karaa meel ka durugsan xadka

hore ee sumoobidda. Waxaa loo qabaa halis sare.

Visual 8.7

Hubka Nukliyeer

Aad uga duwan hubka caadiga ah: Khasaare badan Aag aad u weyn oo uu saameeyo Saamayn caafimaad oo waqti dheer ah

Halis yar baa loo qabaa

Visual 8.8

Qalabka Firdhiya Shucaacyada

Qarax caadi ah oo maaddooyin raadiyoo aktif ahi ku jiraan

Maaddooyin raadiyoloojikal ah oo iska diyaar ah Waxaa loo qabaa halis dhex-dhexaad ilaa sare

ah

Visual 8.9

Qalabka Olola

Waxaa lagu sameeyaa qarax Waa sahal in la sameeyo Waa sahal in la isticmaalo Waxaa looqabaa khatar sare/saamayn hoose

Visual 8.10

Sidayaasha Kiimikaad

Shan nooc Walxaha uu ka samaysan yahayna sahal baa loo

helaa Soo ridashada astaamaha waxay u dhexeeyaan

markiiba ilaa 18 saacadood dhicidda ka Waxa loo qabaa halis dhexdhexaad ah

Visual 8.11

Qaraxyada Caadiga ah

Argaggixisadu “hubka ay doorbidaan” Waxay noqon karaan:

Saanad milliteri Qalab qarxa oo la macmalay

Waxa loo qabaa halis sare

Visual 8.12

Waa Maxay Halistu?

Visual 8.13

Muujiyeyaasha B-NICE

Muujiyeyaasha bay’adda: Xayawaan jirran, dhintay, kalluun ama shimbiro Buufin aan jadwaleysnayn Daruuro ceeryaan ah ama dgedo Dalag, ugaar ama cayaan la’aan

Visual 8.14

Muujiyeyaasha B-NICE

Muujiyeyaasha bay’adda:

Alaab aan meelaysnayn, baakado sanduuqyo ama baabuurro laga tegay

Baakado dhiimaya Alaabo aan caadi ahayn ama qalab Qaraxyo yaryar oo firdhiya hoorar, dhedooyin,

ama gaasas Ur iyo dhadhan aan caadi ahayn

Visual 8.15

Muujiyeyaasha B-NICE

Muujiyeyaaasha duleed: Dhimshooyin badan iyadoo aanay jirin calaamado

muuqda oo nabar Dhibbanayaal isku astaamo ah Dad aad u badan oo daweyn doonaya

Visual 8.16

U Diyaargarowga Argaggixisannimada

Isku duwashada guntin sahay musiibo. Aqoonso meel nabdoion iyo meel bannanka

guriga iyo goobta shaqadaba ka ah oo lagu kulmo.

Samee qorshe wada xiriir oo qoyska ah. Baro hannaanka meeshaada ku gabbashada.

Visual 8.17

Hannaanka Meeshaada ku-Gabbashada

Xir habka leyrsiga. Aad meesha nabdoon ee guntinta sahayda

musiibana ay taal. Koollee meelaha baq-baqa ah ee ay hawada

bannaanku ka soo geli karto. Ku dheji koollada meelaha kale ee ay hawadfu

ka soo geli karto. Raadiye beteri ah ka dhegayso xogta waa la

bixi karaada ah.

Visual 8.18

Mabaadii’da Hagta CERT

Nabdoonaanta kooxda ayaa leh muhiimadda koowaad.

Weligaa samee qaymayn dhamaystiran. Waa maxay khataruhu? Waa maxay awoodaha kooxda? Waa maxay liidashada kooxda?

Visual 8.19

CERTyada iyo Falalka Argaggixisannimada

Ha taaban! Ka fogow walaxda ama aagga. U sheeg madaxda.

Digniin! Isticaalka telefoonka gacanta ama raadiyayaasha laba-doclaha ah waxay qarxin

karaan qalab qarxa!

Visual 8.20

Is-daryeelidda Markuu Dhaco Fal Argaggixiso

Dhacdadaa: Yaree xilliga aad u dayacan tahay. Badi fogaanta aad halista u jirto. Ku dar is-gaashaamid.

Visual 8.21

Hannaan Asaasi ah oo Sun-saaridda ah

1. Ka tag aagga sumaysan.

2. Qaado tallaabo sun-saarid ah. Siib wax kasta. Gacmaha dhaqo intaadan ku qabaysan. Ku qabayso ama isku radi biyo qabow. Si gaargaar ah isu engeji.

3. Sheeg wixii sumoobid ah.

Visual 8.22

Samaysashada Aagag

“Aagga Qabow”meel nabdoon

“Aagga Diiiirran”Aagga saridda iyo sun-saridda

“Aagga Kulul”Incident

Aaga Sumaysan

Jihada Dabaysha

Visual 8.23

Yoolalka Argaggixisada

Khasaare aad u badan Lumidda khayraadka muhiimka ah Khash-khashidda adeegyada nooliga ah Khash-khashidda dhaqaalaha Cabsi xooggan oo dadka ama bulshada ah

Visual 8.24

Hubka Argaggixisada

Baayoloji Nukliyeer Ololi kara Kimiko Qarax keeni kara

Visual 8.25

B-NICE

Muujiyeyaasha bay’adda Muujiyeyaasha duleed

Visual 8.26

CERTyada iyo Falalka Argaggixisada

Sidii calaamad joojin ah ula tacaal falalka argaggixiso!

Ha taaban. Ka duruq. Soo sheeg.

Visual 8.27

Waxa la Sameeyo Haddaad u Dayacanto

1. Fal samee markiiba.

2. Ka tag aagga markiiba.

3. Raac hannaan asaasi ah oo sun-saarid ah.

4. Soo sheeg si loo sun-saaro

top related