jacbur poetry

Upload: moha

Post on 17-Feb-2018

220 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

  • 7/23/2019 jacbur poetry

    1/1

    Hangaalli hungaalliHegaan hega gaalliHunjaalli hantoolliBidhaan had-hadowgaHiwaali hahoodkaJibaanjib hunnuunnuHuraalka hiraalkaHambaaber mardaaliHadeedab mardaadiKallaal himbiriirsiHawaawir hayaayirSadaad herimooyaHunnnuushle hannaashleSareedo hambooriHankooble hayoosheFalaad habbabbaaleHanquusle halowleGaraad himhimowle